HomeWararHey’adda FAO oo dalbatay Lacago si loo caawiyo Malaayiin dad ah

Hey’adda FAO oo dalbatay Lacago si loo caawiyo Malaayiin dad ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ururka Hey’adda Cuntada iyo Beeraha ee QM ee (FAO) ayaa bilaabay in ay si  deg deg ah loogu caawiyo $ 697 milyan si loogu caawiyo 30 milyan oo qof oo ku nool 31 dal oo ay saamaysay xiisadda dhaqaale yarida,sida uu sheegay Dominique Boureon oo ah agaasimaha xaaladaha deg dega ee hey’adda Cunada iyo Beraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Hey’adda Cuntada iyo Beeraha ee QM ee (FAO) ayaa bilaabay in ay si  deg deg ah loogu caawiyo $ 697 milyan si loogu caawiyo 30 milyan oo qof oo ku nool 31 dal oo ay saamaysay xiisadda dhaqaale yarida,sida uu sheegay Dominique Boureon oo ah agaasimaha xaaladaha deg dega ee hey’adda Cunada iyo Beraha QM ee FAO.

“ Waxaa isku dayeynaa in ay sare uqaadno maareynta xaaladaha qatarta ah, iyo sidii aay waqti hore aan ugu hortagi laheyn xaaladaha cunada, ayuu hadlkiisa sii raaciyay.

- Advertisement -

“Haddii ay jirto abaaro yar yar, dadka deegaanka xaaladooda waa ay bur bureysaa waxaana ay noqoneysaa mid quus laga muujiyo.

Wakiillada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u yeedhaan tallaabooyin kor u kacay si ay ula dagaallamaan rabshadaha galmada ee Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts