HomeWarar13 qof oo kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Hotel Central oo...

13 qof oo kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Hotel Central oo loo qaaday dalka Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Waxaa goor dhaweyd Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga qaaday qaar kamida dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay  Hotel Central degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Dadka dhaawacyada Qaba ee loo qaaday dalka  Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa iyo 13 ruux.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya ay garab taagan tahay dadka dhaawacyada soo gaaray islamarkaana ay ka fikirayaan xaaladooda caafimaad.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories