HomeWararMarkabkii xolaha Lo’da ka qaaday dekadda Muqdisho oo ku quusay biyaha dalka...

Markabkii xolaha Lo’da ka qaaday dekadda Muqdisho oo ku quusay biyaha dalka Cumaan

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warbixn lagu daabacay Wargeyska Times of Oman, ayaa lagu shegay in uu quusay, Markab siday Lo  kaaso dhawaan ka baxay dekadda Magalada Muqdisho. Markabka ayaa ku quusay meel udhow xeebaha Ras Al Hadd, oo ka tirsan koonfurta Gobolka Sharqiyah, ee dalka Cuman. Milkiilayaasha Maraakiibta ayaa qaarkooda sheegay in ay maraakiibtaasi kasoo baxeen dalka Somaliya, iyagoona […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixn lagu daabacay Wargeyska Times of Oman, ayaa lagu shegay in uu quusay, Markab siday Lo  kaaso dhawaan ka baxay dekadda Magalada Muqdisho.

Markabka ayaa ku quusay meel udhow xeebaha Ras Al Hadd, oo ka tirsan koonfurta Gobolka Sharqiyah, ee dalka Cuman.

- Advertisement -

Milkiilayaasha Maraakiibta ayaa qaarkooda sheegay in ay maraakiibtaasi kasoo baxeen dalka Somaliya, iyagoona ku sii jeeday wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta, halka shaqaalaha Maraakiibtana ay badankood udhasheen wadanka Pakistan.

Quusida Markabka ayaa loo sababeynayaa biyo xoogan oo gudaha ugalay.

Ilaa iminka lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay quusida Markabka, mana jirto xubno ka tirsan dowlada Oman oo ka hadlay dhacdadan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts