HomeWararDhagayso: Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqday in Wada Hadalka...

Dhagayso: Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqday in Wada Hadalka Soomaaliya iyo Somaliland lagu qabto Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanad Qadro Axmed Ibraahim oo kamida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay wad hadalka Soomaaliya iyo Maamlka Somaliland ee Maanta ka furmaya Dalka Turkiga. Xilli ay la hadlaysay Radio Dalsan ayaa waxaa ay tilmaamtay in loo baahanyahay in Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ay ku wada hadlaan dalka Soomaaliya taas oo ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanad Qadro Axmed Ibraahim oo kamida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay wad hadalka Soomaaliya iyo Maamlka Somaliland ee Maanta ka furmaya Dalka Turkiga.

Xilli ay la hadlaysay Radio Dalsan ayaa waxaa ay tilmaamtay in loo baahanyahay in Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ay ku wada hadlaan dalka Soomaaliya taas oo ay ku sheegtay in ay waxbadan isku afgaran doonaan labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts