HomeWarar14 Askari oo Turkish ah oo lagu dilay Waqooyiga dalka Syria.

14 Askari oo Turkish ah oo lagu dilay Waqooyiga dalka Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Askartaasi lagu dilay Iska-horimaad ay Kooxda Daacish kula galeen Degaanka Al-baab, iyadoo 33 kalena lagu dhaawacay. Waxaa kaloo dagaalkaasi lagu dilay 138 Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Daacish. Iska horimaadka ayaa la soo weriyey inuu weli socdo. Milliteriga Turkiga waxay 4 bilood ka hor bilaabeen Hawlgal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Askartaasi lagu dilay Iska-horimaad ay Kooxda Daacish kula galeen Degaanka Al-baab, iyadoo 33 kalena lagu dhaawacay.

Waxaa kaloo dagaalkaasi lagu dilay 138 Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Iska horimaadka ayaa la soo weriyey inuu weli socdo.

Milliteriga Turkiga waxay 4 bilood ka hor bilaabeen Hawlgal loogu magac daray “Duullaanka Webiga Furaat”, kaasi oo la doonayo in Kooxda Daacish looga saaro Deegaano ku yaalla Waqooyiga dalka Syria.

Ku-dhawaad 30-Askari oo Turkish ah ayaa lagu dilay tan iyo markii ay Milliteriga Turkiga gudaha u galeen Waqooyiga Turkiga bishii August ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts