HomeWarar(SAWIRO): Tiradda ilmaha ku dhashay dalka Japan sannadkan oo ka hooseysa hal...

(SAWIRO): Tiradda ilmaha ku dhashay dalka Japan sannadkan oo ka hooseysa hal million oo carruur ah.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Waana hoos-u-dhicii ugu horreeyey tan iyo markii la bilaabay in Xogta Dhalashadda crruurta dalkaasi la diiwaan-geliyo muddo haatan lag joogo 117-sannadood. Wargeyska ka faallooda Arrimha Dhaqaalaha ee The Nikkei Business iyo Wakaalladda Wararka ee KYODA News Agency ayaa sheegay in la rajeynayo tirada carruurta sannadkan ku dhalatay dalkaasi u dhexeyn doonto 980-kun ilaqa 990-kun oo […]

- Advertisement -

Waana hoos-u-dhicii ugu horreeyey tan iyo markii la bilaabay in Xogta Dhalashadda crruurta dalkaasi la diiwaan-geliyo muddo haatan lag joogo 117-sannadood.

Wargeyska ka faallooda Arrimha Dhaqaalaha ee The Nikkei Business iyo Wakaalladda Wararka ee KYODA News Agency ayaa sheegay in la rajeynayo tirada carruurta sannadkan ku dhalatay dalkaasi u dhexeyn doonto 980-kun ilaqa 990-kun oo qof.

- Advertisement -

Sannadkii hore, Japan waxaa ku dhalatay in ka badan hal million oo carruur ah.


Dhinaca kale, sannadkii 1949-kii waxaa dalka Japan ku dhalatay 2 milyan iyo lixdan iyo sagaal boqol kun iyo 96 carruur ah.

- Advertisement -

Shirkadaha Teknoolajiyadda ee dalkaasi ayaa bilaabay inay soo saaraan Ilmo gacan-ku-samays (Robot Babies), si dadka Japan loogu dhiiri-geliyo inay noqdaan Waalidiin.

©Radio Dalsan

 

Latest stories