HomeWararMaxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xabsi daa’in kuriday 6-ruux oo lagu eedeyay...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xabsi daa’in kuriday 6-ruux oo lagu eedeyay in ay kamid ahaayeen Al-shabaab.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamadaa Qalabka Sida ayaa Khamiistii  maanta xukun Xabsi daa’in ah ku riday Lix ruux oo lagu eedeeyay in ay kamid ahaa yeen  Al-Shabaab. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Suxufiyiinta u aqriyay eedemaha laga soo gudbiyay shaqsiyaadkaan Maxkamada ay go,aan ka gaartay . Lexdan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamadaa Qalabka Sida ayaa Khamiistii  maanta xukun Xabsi daa’in ah ku riday Lix ruux oo lagu eedeeyay in ay kamid ahaa yeen  Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Suxufiyiinta u aqriyay eedemaha laga soo gudbiyay shaqsiyaadkaan Maxkamada ay go,aan ka gaartay .

- Advertisement -

Lexdan ruux ayaa la sheegay in ay  gacanta ku soo dhigeyn  ciidanka Galmudug  kuwaas oo ku soo wareejiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida.

Xasan Cali Nuur Shuute Gudoomiyaha Darajada Koowaad ee Maxkamada Ciidamada Qalanka sida ayaa go,aanka Maxmakada kasoo baxay Suxufiyiinta la wadaagay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts