Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Warbixin cusub oo kasoo baxday hey’adda  isku dubida arrimaha Bina’aadanimada Qaramada Midoobey ee OCHA, ayaa lagu sheegay in Xaaladda sugnaanta cuntada ee lix waddan...