HomeWararUN OCHA oo ka hadashay xaalada cunada dalal ay ku jirto...

UN OCHA oo ka hadashay xaalada cunada dalal ay ku jirto Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warbixin cusub oo kasoo baxday hey’adda  isku dubida arrimaha Bina’aadanimada Qaramada Midoobey ee OCHA, ayaa lagu sheegay in Xaaladda sugnaanta cuntada ee lix waddan oo ku yaalla bariga Africa, laga soo bilaabo bishii January ilaa  bishii November  sanadkii 2014 ay hoos u dhacday qiyaastii  1 milyan. Warbixin ka soo baxday  Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin cusub oo kasoo baxday hey’adda  isku dubida arrimaha Bina’aadanimada Qaramada Midoobey ee OCHA, ayaa lagu sheegay in Xaaladda sugnaanta cuntada ee lix waddan oo ku yaalla bariga Africa, laga soo bilaabo bishii January ilaa  bishii November  sanadkii 2014 ay hoos u dhacday qiyaastii  1 milyan.

Warbixin ka soo baxday  Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada ( UN OCHA) ee geeska Africa ayaa lagu sheegay in  tirada dadka cunto yarida ee Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan iyo South Sudan ay  hoos u dhacday 12.4 million oo qof bishii  November ee sanadkii  2014 ilaa  11.4 million oo qof bishii January.

- Advertisement -

“Roobab wanaagsan oo ay heleen wadamada geeska Afrika, ayaa sababay in ay sare u kacdo  ammaanka cuntada  guud ahaan gobolka, ayadoo la saadaaliyey in roobab wanaagsan ay ka da’i doonaan  waqooyi-bari Kenya iyo  koonfurta Soomaaliya kuwaasoo ay soo wajahday xaalado qalalan,”  sida warbixinta Hey’adda  UN OCHA ku xusan .

Sidoo kale Hay’adda samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tiradan laga yaabo in ay isbadeli doonto.

Sida laga soo xigtay warbixinta, xaaladda sugnaanta cuntada waxa la filayaa in ay ka dartay laga soo bilaabo bishii  April taasoo loo sababeybanayo  helidda cuntada oo liidatay, waxsoo saarka oo liitay iyo colaado ka taagnaa wadamada gobolka qaar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts