HomeWararSaxafiyiinta Idaacadda Shabeelle oo Maanta La Soo Taagayo Maxkamada Gobolka Banadir

Saxafiyiinta Idaacadda Shabeelle oo Maanta La Soo Taagayo Maxkamada Gobolka Banadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa Maanta lagu wadaa iney dhageysato Dacwada Saxafiyiinta Idaacadda Shabeelle iyo Idaacadda Mataanta la ah ee SKY FM. Waxa ku jira Dadka Maanta la dhageysan doono Dacwadooda Milkiilaha Idaacadahasi C/Maalik Yuusuf Maxamuud. Saxafiyiinta oo loo heysto Kicin Bulsho waxa ku jira Agaasimaha Idaacadda SKY FM Maxamuud Maxamed Daahir(Carab),Tifaftiraha Shabeelle Maxamed Bashiir Xaashi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa Maanta lagu wadaa iney dhageysato Dacwada Saxafiyiinta Idaacadda Shabeelle iyo Idaacadda Mataanta la ah ee SKY FM.

Waxa ku jira Dadka Maanta la dhageysan doono Dacwadooda Milkiilaha Idaacadahasi C/Maalik Yuusuf Maxamuud.

- Advertisement -

Saxafiyiinta oo loo heysto Kicin Bulsho waxa ku jira Agaasimaha Idaacadda SKY FM Maxamuud Maxamed Daahir(Carab),Tifaftiraha Shabeelle Maxamed Bashiir Xaashi iyo Wariye Axmed Cabdi Xasan.

Agaasimaha Idaacadda Shabeelle Maxamed Muuse oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa rajo fiican ka muujiyay Natiijadda ka soo bixi karta Dhageysiga Dacwada Saxafiyiinta.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hore u xirtay Idaacadaha Shabeelle iyo Sky kadib markii lagu eedeyay iney faafiyeen Warar been abuur ah oo kiciyay Bulshadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts