Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
kulan ay Maanta ku yeesheen Magaaladda Muqdisho Xisbiyo iyo Siyaasiyiin Madax Banan ayay ku doorteen C/Weli Sheekh Axmed Maxamed inuu u noqdo Hogaamiye Madal...
Wixii ka dambeeyay tacshiirad saacado socotay oo ka dhacay  Gobol ku yaala waqoyga dalka Tansaniya oo lagu magacaabo Tangar, ayaa shacabka iyo warbaahinta gudaha...