HomeWararDowlada Tansaniya oo Cabsi ka Qabta Weeraro ay Dalkasi ka Geystaan Al...

Dowlada Tansaniya oo Cabsi ka Qabta Weeraro ay Dalkasi ka Geystaan Al Shabab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wixii ka dambeeyay tacshiirad saacado socotay oo  ka dhacay  Gobol ku yaala waqoyga dalka Tansaniya oo lagu magacaabo Tangar, ayaa shacabka iyo warbaahinta gudaha dalkasi waxaa sheegeen in kooxaha Weerarka ku qaaday dowlada ay qeyb ka ahaayeen  dagaalyahano ka tirsan Al Shababka Soomaaliya. Taliyaha Booliiska dalkasi, oo lagu magacaabo Paul Chagonji, oo wareysi siiyay wakaalada […]

- Advertisement -

Wixii ka dambeeyay tacshiirad saacado socotay oo  ka dhacay  Gobol ku yaala waqoyga dalka Tansaniya oo lagu magacaabo Tangar, ayaa shacabka iyo warbaahinta gudaha dalkasi waxaa sheegeen in kooxaha Weerarka ku qaaday dowlada ay qeyb ka ahaayeen  dagaalyahano ka tirsan Al Shababka Soomaaliya.

Taliyaha Booliiska dalkasi, oo lagu magacaabo Paul Chagonji, oo wareysi siiyay wakaalada wararka dalka Turkiga ee the Anadolu Agency, ayaa waxa uu shegay in ay kooxaha weerarka soo qaday ay xiriir la lahaayeen Al Shabab, waxaa kaloo ay sheegan in ay  go’aan ku gaareen in ay dhiiragaliyeen ciidanka difaacada dalka Tansaniya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu yiri “ ma xaqiijin karno in kooxaha weerarka kusoo qaaday ciidankeena in ay ka tirsanyihiin Al Shabab, maxaa yeelay hal dagalyahano oo ka tirsan gacanta kumaaneey dhigin, balse waxa tuhun aan qabto, “ taasi ayaana diideysa xaqiiqda ah in ay xiriir la lahaayeen Al Shabab.

Muuqaal ku turjumnaa luuqadaha Carabiga iyo Sawaxili, ayaa waxaa dhalinyada dalka Tanzania loogu baaqay in ay ka mid noqdaan dagalyahanada ka dagalamaya dalkasi.

Weerarada Xarakada Al Shabab kuma koobna Dalka Soomaaliya.

Latest stories