HomeWararXisbiyo iyo Siyaasiyiin Maanta Hogaan U Doortay C/Weli Sheekh Axmed Maxamed

Xisbiyo iyo Siyaasiyiin Maanta Hogaan U Doortay C/Weli Sheekh Axmed Maxamed

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

kulan ay Maanta ku yeesheen Magaaladda Muqdisho Xisbiyo iyo Siyaasiyiin Madax Banan ayay ku doorteen C/Weli Sheekh Axmed Maxamed inuu u noqdo Hogaamiye Madal ay ku mideysan yihiin. Kulanka waxa looga hadlay sida Xisbiyadan iyo Siyaasiyiintan Madaxa Banan ay door fiican uga qaadan karaan Siyaasadda Dalka Soomaaliya.  

- Advertisement -

kulan ay Maanta ku yeesheen Magaaladda Muqdisho Xisbiyo iyo Siyaasiyiin Madax Banan ayay ku doorteen C/Weli Sheekh Axmed Maxamed inuu u noqdo Hogaamiye Madal ay ku mideysan yihiin.

Kulanka waxa looga hadlay sida Xisbiyadan iyo Siyaasiyiintan Madaxa Banan ay door fiican uga qaadan karaan Siyaasadda Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Latest stories