Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Wasiir Ku xigeenka Iran ee arrimaha dibadda gaar ahaan wadamada Carab- African ayaa carrabka ku adkeeyay in Iran ay diyaar utahay sidii loo ballaarin...
Maamulka Degmada Qoryooley ayaa sheegay in meydka qof rayid ah oo la jar jaray in lagu arkay Degmadasi.
Xoghayaha Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeeladda Hoose...
Maxamed Maxamuud Nuur Caalim u qaabilsanaha Dowlada filand arimaha Somaalia oo ku sugan wadanka sweden ayaa sheegay in shacabka  reer muqdisho ay ka gaabiyeen...