HomeWararDowladda Iran oo Sheegtay In Diyaar Ay U Tahay In Soomaaliya Ay...

Dowladda Iran oo Sheegtay In Diyaar Ay U Tahay In Soomaaliya Ay Ka Caawiso Nabadda iyo Deganaanshaha

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wasiir Ku xigeenka Iran ee arrimaha dibadda gaar ahaan wadamada Carab- African ayaa carrabka ku adkeeyay in Iran ay diyaar utahay sidii loo ballaarin lahaa xiriirka ay la leeyihiin dadka Muslimka iyo dawladda Soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowlada soomaaliya ay kala shaqeyn doonaan dhismaha nabadda, xasiloonada iyo ka hortagida weerarada Al Shabab […]

- Advertisement -

Wasiir Ku xigeenka Iran ee arrimaha dibadda gaar ahaan wadamada Carab- African ayaa carrabka ku adkeeyay in Iran ay diyaar utahay sidii loo ballaarin lahaa xiriirka ay la leeyihiin dadka Muslimka iyo dawladda Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowlada soomaaliya ay kala shaqeyn doonaan dhismaha nabadda, xasiloonada iyo ka hortagida weerarada Al Shabab bee Soomaaliya.
Amir Cabdullahi ayaa hadalkan jeediyay kadib markii ay wada kulmeen wasiirka boostada iyo isgaarsiinta dowlada soomaaliya Guled Hussein Kassim.
Amir Cabdullahi ayaa dhanka kale cambaareyay weerarkii ka dhacay Hotel Central, isagoona dowlada soomaaliya iyo dadkeeda ugu tacsiyeey falka weerarka ahaa.
Ugu Dambeyn shirkooda ayaa waxaa Amir Cabdullahi uu sheegay in uu u hambalyeynayo Raisal wasaaraha iyo golihiisa wasiirada, isagoona amaanay habka ay Baarlamaanka ay u ansixiyeen iyo kalsoonida ay muujiyeen.
Wasiirka Postada iyo isgaarsiinta dowlada soomaaliya, ayaa dalka Iran kaga qeybgalaya shirka NAM ministerial meeting.
Xukuumada Iran ayaa waxa ay kamid tahay wadamda fikta sare kaga jira kuwa taagera dowlada somaliya, waxaana dhanka kale ay ka dhex muuqataa dagalka ka dhanka ah burcad badeeda soomaalida.

Latest stories