HomeWararGudoomiyaha Balcad oo Ka Warbixiyay Dhaawac Ka Soo Gaaray Weerarkii Lagu Qaaday...

Gudoomiyaha Balcad oo Ka Warbixiyay Dhaawac Ka Soo Gaaray Weerarkii Lagu Qaaday Central Hotel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeeladda Dhexe Maxamuud Maxamed (Saney) ayaa Idaacadda Dalsan uga Warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad kadib dhaawac ka soo gaaray Weerarkii Jimcaha Lagu qaaday Central Hotel. Gudoomiyaha waxa uu dhaawac ka soo gaaray qeybta hoose ee jirkiisa gaar ahaan Laba lugood. Weerarkasi oo uu ku dhaawacmay Gudoomiyaha Degmada Balcad waxa ku dhintay 25 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeeladda Dhexe Maxamuud Maxamed (Saney) ayaa Idaacadda Dalsan uga Warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad kadib dhaawac ka soo gaaray Weerarkii Jimcaha Lagu qaaday Central Hotel.

Gudoomiyaha waxa uu dhaawac ka soo gaaray qeybta hoose ee jirkiisa gaar ahaan Laba lugood.

- Advertisement -

Weerarkasi oo uu ku dhaawacmay Gudoomiyaha Degmada Balcad waxa ku dhintay 25 qof waxana Masuuliyadiisa Sheegatay Xarakadda Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts