HomeWararImaaraadka Carabta oo Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Hotel Central u Qaadeysa dibadda

Imaaraadka Carabta oo Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Hotel Central u Qaadeysa dibadda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, ayaa waxaa uu shegay in dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay Hotelka Centeal ee Magalada Muqdisho ay si toos ah caawimaad dawo ay ugu heli doonaan wadamada dibada gaar ahaan wadanka Isku tag imaaraadka Carabta. Warka kooban ee ka soo baxay madaxweynaha dalka Imaaradka carabta, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, ayaa waxaa uu shegay in dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay Hotelka Centeal ee Magalada Muqdisho ay si toos ah caawimaad dawo ay ugu heli doonaan wadamada dibada gaar ahaan wadanka Isku tag imaaraadka Carabta.

Warka kooban ee ka soo baxay madaxweynaha dalka Imaaradka carabta, ayaa sidoo kale lagu shegay in ay muujinayaan isku xirnaanta ay la leeyihiin shacabka Somalida ah si ay ula dagalamaan Xarakada Al Shabaab. Imaraadka ayaa si kulul u cambaareyay weerarkii lagu qaaday hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho, kaas oo galaaftay nolosha dad gaaraya 25 qof , oo ay ku jireen Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxana ku dhawaacmay xubno sar sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Idaacadda Dalsan ayaa ogaatay in Qofkii Shalay isku qarxiyay Hotelka Central ee Magaaladda Muqdisho ay kamid ahayd Shaqaalaha Hotelka gaar ahaan qeybta Soo dhaweynta ee loo yaqaano (Reception).

- Advertisement -

Il Wareed Xaqiiq ah ayaa Radio Dalsan u sheegay IN Weli Baaritaano Badan ay socdaan. Shaqaale oo katirsan Hotelka shalay qaraxa uu ka dhacay ayaa la xeray si Nabadsugida Soomaaliya ay si sahlan Baaritaanka ay u sameeyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts