HomeWararDowladda Jabuuti oo Sheegtay in Soomaaliya Aysan Kula Midoobin Luqad oo Kaliya...

Dowladda Jabuuti oo Sheegtay in Soomaaliya Aysan Kula Midoobin Luqad oo Kaliya Lkn Ay Kula Midoobeen Cirib Tirka Argagixisada

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Sheegay in Dowladda Jabuuti aysan kula midoobin Soomaaliya Luqadda Soomaaliga oo kaliya balse ay kula midowday Cirib tirka Argagixisadda.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Laba Madaxweyne ay wada shaaciyeen in Weerarada Argagixisada aysan joojin doonin Horu u socodka Labada Dal Soomaaliya iyo Jabuuti.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa Maanta soo gaaray Muqdisho oo uu kaga qeybgali doono Maalinta Afafka Caalamka.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories