HomeWararTahriibayaal Somali oo lagu kala qabtay dalalka Mozombiik iyo Zambia

Tahriibayaal Somali oo lagu kala qabtay dalalka Mozombiik iyo Zambia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boliska dalka Mosambiik ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 7 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo si sharci-darro ah ku soo galay dalkaasi. Sarkaal ka tirsan ka Waxada Socdaalka ee dalka Mosambiik, James Tambula ayaa sheegay in Tahriibayaashaasi doonayeen inay u tallaabaan dalka Koonfurta Afrika, wuxuuna sheegay inay baarayaan arrintooda. Waxa uu intaasi ku daray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska dalka Mosambiik ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 7 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo si sharci-darro ah ku soo galay dalkaasi.

Sarkaal ka tirsan ka Waxada Socdaalka ee dalka Mosambiik, James Tambula ayaa sheegay in Tahriibayaashaasi doonayeen inay u tallaabaan dalka Koonfurta Afrika, wuxuuna sheegay inay baarayaan arrintooda.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray haddii ay Tahriibayaashaasi si sharci-darro ah ku joogeen Xeradda Qaxootiga ee Dazaleka u gudbiyeeen Hay’adda Socdaalka ee dalka Malawi.

Dhinaca kale,  Tahriibayaal kale oo Somali ah ayaa lagu qabtay Koonfurta dalka Zambia.

Hdaal ka soo baxay Hay’addaha Amamanka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay qabteen 14 qof oo Shisheeye ah oo labo ka mid ay Somali ahaayeen,

- Advertisement -

Tahriibayaashaasi ayaa lagu qabtay Hawlgal ay ciiddanka Ammaanka ka sameeyeen Degmadda Monze.

Shisheeyaha kale ee lagu qabtay dalka Zambia ayaa u kala dhashay dalalka Ruwanda, Lubnaan, Kongo iyo Malaaw

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts