HomeWararMidowga Yurub oo taagyeeraya dowladnimada iyo nabad-dhisidda Soomaaliya asagoo ku ku biiraya...

Midowga Yurub oo taagyeeraya dowladnimada iyo nabad-dhisidda Soomaaliya asagoo ku ku biiraya Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya waxay ku faraxsan tahay in ay ku dhawaaqdo qaaraankeeda ugu horeyey ee dhan 5ta milyan yuro (una dhiganta $ 6.2 million) ee sanduuqa Xasilinta soomaaliya. Qaaraankaan waxaa loo isticmaali doonaa in lagu taagyeero Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleeyda si dib u loogu dhisaa maamul deegaaneedka, kaabayaasha iyo nolosha degmooyinka […]

- Advertisement -

Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya waxay ku faraxsan tahay in ay ku dhawaaqdo qaaraankeeda ugu horeyey ee dhan 5ta milyan yuro (una dhiganta $ 6.2 million) ee sanduuqa Xasilinta soomaaliya.

Qaaraankaan waxaa loo isticmaali doonaa in lagu taagyeero Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleeyda si dib u loogu dhisaa maamul deegaaneedka, kaabayaasha iyo nolosha degmooyinka ee dhawaanta galaangalka loo helay ee Koofunta iyo Bartamaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Michele Cervone d’Urso, Madaxa Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliyaa wuxuu yiri: “Dowlad deegaaneedka iyo soo kabashada dhaqan-dhaqaale waxay fura u yihiin in la gaaraa nabad iyo xasiloonida is-wad leh Soomaaliya.

Iskaashiga Soomaaliya iyo Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya wuxuu muhim u yahay u horseedida ujeedadan loo dhan yahay. 

Wax galka dadaalada wada jirka ah waxay ku xiran yihiin jawiga iskaashi ee lagu fulinaayo. Waan tani sababta runta ah ee in iskaashi lala yeesho  ka-qayb galayaal kale oo muhim ah sida AMISOM. IGAD iyo UNka ay laga mamaarmaan u tahay in la najaxaa.

- Advertisement -

Qaaraanka Midowga Yurub wuxuu taagyeerayaa howlaha nabad-dhisidda iyo xasilinta ee maamulada ku-meel gaarka ah ee ka dhalanaya Soomaaliya sida maamulka Ku-meel Gaarka ah ee Jubba, Maamulka Ku-meel Garka Koonfur-Galbeed iyo Maamulka Ku-meel Gaarka Gobaladda Dhexe ee la rajeynayo.

Sida saxda ah ee loo isticmaalayo lacagta waxaa lala go’aaminaya bulshooyinka iyo maamuladda ay khuseyso laakin waxayna u badan tahay in ay ku jiraan dayactirka wadooyinka, garoomada, goobaha biyaha iyo suuqyada, dhisidda dhismooyinka dowladda iyo hay’adaha oo ay ku jiraan maamulka maaliyadda dowladda iyo maamul samaynta iyo howlaha dib-u-heshiisiinta.

Midowga Yurub waa jaalka ugu weyn Soomaliya xagga horumarinta waana deeq-bixiya weyn ee Soomaaliya, in ka badan kala bar kaalmada guud ee Midowga Yurub waxay ku wajahan tahay gar-gaarka horumarineed siiba dowladnimada, wax-barashda iyo horumarinta dhaqaale.

Asagoo adeegsanaya tabahiisa kala duwan ayuu Midowga Yurub uu si aad ah ugu howlan yahay xagga diblomaasiyada iyo taagyeerida geedi-socodka siyaasadeed, taagyeerida nabadgelyada, kaalmada horumarinta iyo gar-gaarka bani’aadinimo.

 

Latest stories