HomeWararTahriibayaal Somali oo lagu kala qabtay dalalka Mozombiik iyo Zambia

Tahriibayaal Somali oo lagu kala qabtay dalalka Mozombiik iyo Zambia

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Boliska dalka Mosambiik ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 7 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo si sharci-darro ah ku soo galay dalkaasi.

Sarkaal ka tirsan ka Waxada Socdaalka ee dalka Mosambiik, James Tambula ayaa sheegay in Tahriibayaashaasi doonayeen inay u tallaabaan dalka Koonfurta Afrika, wuxuuna sheegay inay baarayaan arrintooda.

Waxa uu intaasi ku daray haddii ay Tahriibayaashaasi si sharci-darro ah ku joogeen Xeradda Qaxootiga ee Dazaleka u gudbiyeeen Hay’adda Socdaalka ee dalka Malawi.

Dhinaca kale,  Tahriibayaal kale oo Somali ah ayaa lagu qabtay Koonfurta dalka Zambia.

Hdaal ka soo baxay Hay’addaha Amamanka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay qabteen 14 qof oo Shisheeye ah oo labo ka mid ay Somali ahaayeen,

Tahriibayaashaasi ayaa lagu qabtay Hawlgal ay ciiddanka Ammaanka ka sameeyeen Degmadda Monze.

Shisheeyaha kale ee lagu qabtay dalka Zambia ayaa u kala dhashay dalalka Ruwanda, Lubnaan, Kongo iyo Malaaw

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories