HomeWararWasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo Heshiis Kala Saxiixday

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo Heshiis Kala Saxiixday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Heshiiska ay wada gaareen Wasaaradaha Arrimaha Dibadda ee Dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta waxa uu ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Imaaraadka Carabta. Soomaaliya waxa heshiiska u saxiixay Danjiraha u fadhiya Dalka Imaaraadka Carabta Cabdulqaadir Sheikhey Maxamed Al-Xaatimi Halka Imaaraadkana uu u saxiixay Maxamed Mir Cabdullahi Al Raisi oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda Imaaraadka. Heshiiska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heshiiska ay wada gaareen Wasaaradaha Arrimaha Dibadda ee Dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta waxa uu ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Imaaraadka Carabta.

Soomaaliya waxa heshiiska u saxiixay Danjiraha u fadhiya Dalka Imaaraadka Carabta Cabdulqaadir Sheikhey Maxamed Al-Xaatimi Halka Imaaraadkana uu u saxiixay Maxamed Mir Cabdullahi Al Raisi oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda Imaaraadka.

- Advertisement -

Heshiiska waxa uu ku saabsanaa Heshiiska Afti Isfahameed (MOU) lkn Dowladda Soomaaliya weli faahfaahin badan kama aysan bixin heshiiskan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts