HomeWararDeg Deg:Qaraxyo Ismiidan ah iyo Rasaas oo Laga Maqlay Degmada Xamar Weyne

Deg Deg:Qaraxyo Ismiidan ah iyo Rasaas oo Laga Maqlay Degmada Xamar Weyne

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qaraxayada oo ahaa Ismiidaamin waxa lala eegtay Hotelka Central ee Degmada Xamar Weyne ayaa laga maqlay qaraxyo Ismiidaan ah iyo Rasaas xoogan. waxa ku sugnaa Halkasi Ra’iisul Wasaare Ku xigeeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo 10 Wasiir oo Xukuumadda ka tirsan iyo Siyaasiyiin kale. Wariye ka tirsan Radio dalsan oo ku sugnaa Halka uu Qaraxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxayada oo ahaa Ismiidaamin waxa lala eegtay Hotelka Central ee Degmada Xamar Weyne ayaa laga maqlay qaraxyo Ismiidaan ah iyo Rasaas xoogan.

waxa ku sugnaa Halkasi Ra’iisul Wasaare Ku xigeeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo 10 Wasiir oo Xukuumadda ka tirsan iyo Siyaasiyiin kale.

- Advertisement -

Wariye ka tirsan Radio dalsan oo ku sugnaa Halka uu Qaraxa ka dhacay meel aan ka fogeyn ayaa sheegay in Qiic iyo Bus ay hawada Qarisay.

Rasaas Goos Goos ah ayaa mararka qaar laga maqlayaa Halkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts