HomeWararEFASOM oo maanta soo gabagabeeysey Todobaadka Waxqabadka Dunida ee Waxbarashada

EFASOM oo maanta soo gabagabeeysey Todobaadka Waxqabadka Dunida ee Waxbarashada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

26dii April ilaa 02dii May 2015. Maalmihii la soo dhaafey, waxaa dunida dacaladeeda ka socdey todobaadka dabaaldaga waxbarashada aduunka ee 26dii April ilaa 02dii May 2015. Dabaaldagakan wuxuu soo bilowdey sanaddii 2000 shirkii Dakar ee Waxbarashada Caalamka. Shirkaasi oo la isla gartey in waxbarashada loo siman yahay laga hirgeliyo dhamaan dunida.   WAR SAXAAFADEED Iyadoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

26dii April ilaa 02dii May 2015.

Maalmihii la soo dhaafey, waxaa dunida dacaladeeda ka socdey todobaadka dabaaldaga waxbarashada aduunka ee 26dii April ilaa 02dii May 2015. Dabaaldagakan wuxuu soo bilowdey sanaddii 2000 shirkii Dakar ee Waxbarashada Caalamka. Shirkaasi oo la isla gartey in waxbarashada loo siman yahay laga hirgeliyo dhamaan dunida.

- Advertisement -

 

WAR SAXAAFADEED

Iyadoo ay ka faa’iideysana fursadatan dabaaldaga, oo ay eegeyso baahida dhabta ah ee xaga waxbarashada dalka ka jira, Ururka wadanniga ah ee Waxbashada Loo Siman Yahay ee Soomaliya (Education For All Somalia – EFASOM) waxay dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu baaqeysaa in meel looga soo wada jeesto sidii kor loo qaadi lahaa tayadda waxbarashada dalka.

- Advertisement -

Si gaar ah, waxaan ugu baaqeynaa bulsho weynta Soomaaliyeed gaar ahaan:

  1. Wasaaradda Waxbarasha
  2. Gudoonka waxbarashada ee dhamaan gobollada dalka
  3. Maamuladda dugsiyadda hoose, dhexe, iyo sare
  4. Hayaddaha waxbarashada ku howlan, iyo
  5. Dhamaan bahda waxbarashada

Sidii kor loogu qaadi lahaa tayadda waxbarasha dhalaanla soomaaliyeed iyo dadka waa weyn. Waxaan dhamaan ugu baaqeynaa arimaha soo socda:

  1. In la hirgeliyo waxbarasho loo siman yahay oo bilaash ah
  2. In la dhaqan-geliyo siyaasadda waxbarashada dalka
  3. In sare loo qaado tayeenta macalimiinta mid dhaqaale iyo mid aqoon intaba, loona fidiyo dhamaan macalimiinta fursaddo tababaro oo dheeraad ah
  4. In la kordhiyo kormeerka waxbarashadda dugsiyadda si loo ogaado xaalada dhabta ah ee ka jirta dugsiyadda hoose, dhexe, iyo sare.
  5. In kor loo qaado dhaqaalaha ku baxa dhanka waxbarashada

 

Dhamaan qeybaha bulshada rayidka iyo Waxaaradda Waxbarashada waxaa looga baahan yahay in la iska kaashado sidii sare loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada dalka.

 

 

Waxaa diyaariyey:

Ururka wadanniga ah ee Waxbashada Loo Siman Yahay ee Soomaliya (Education For All Somalia)

Mogadishu – Somalia , Email: contact@efasom.org, www.efasom.org, Taariikhda: 30 April 2015

image001 image002 image003 image004 image005 image006 image007 image008 image009 image010 image011 image012 image013 image014 image015 image016

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts