HomeWararDeg Deg: Muktar Otieno oo Meydkiisa La Helay

Deg Deg: Muktar Otieno oo Meydkiisa La Helay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Muktar Otieno oo ka tirsanaa Masuuliyiinta Deegaanka Carabiya Ee Duleedka Mandheera oo Maanta ay afduubteen Dagaalamayaal hubeysan ayaa Galabta Meydkiisa la helay. Waxa loo maleynayaa Iney Dileen Dagaalamayaasha Al Shabab oo mar kasta sheegta Masuuliyadda Weerarada ka dhaca Dalka Kenya. Dowladda Kenya iyo Al Shabab midna weli kama uusan hadlin Warkan sheegaya in la helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muktar Otieno oo ka tirsanaa Masuuliyiinta Deegaanka Carabiya Ee Duleedka Mandheera oo Maanta ay afduubteen Dagaalamayaal hubeysan ayaa Galabta Meydkiisa la helay.

Waxa loo maleynayaa Iney Dileen Dagaalamayaasha Al Shabab oo mar kasta sheegta Masuuliyadda Weerarada ka dhaca Dalka Kenya.

- Advertisement -

Dowladda Kenya iyo Al Shabab midna weli kama uusan hadlin Warkan sheegaya in la helay Meydka Muktar Macalin Otieno.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts