HomeWararIsbahaysiga Milliteriga ee NATO oo Xafiis u xil saaran La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka...

Isbahaysiga Milliteriga ee NATO oo Xafiis u xil saaran La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka furan doono dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

28-ka Dowladood ee xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa ku heshiiyey inay Xafiis ka furtaan dalka Jabuuti, oo gacan ka geysta Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Baddaha Somalia. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jabuuti, Mohamoud Ali Yussuf iyo Ku-xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga NATO, Franjeska Tardiyoli ayaa kala saxiixday Heshiiska lagu furayo Xafiiskaasi. Shabakadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

28-ka Dowladood ee xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa ku heshiiyey inay Xafiis ka furtaan dalka Jabuuti, oo gacan ka geysta Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Baddaha Somalia.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jabuuti, Mohamoud Ali Yussuf iyo Ku-xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga NATO, Franjeska Tardiyoli ayaa kala saxiixday Heshiiska lagu furayo Xafiiskaasi.

- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee u gaarka Isbahaysiga NATO ayaa lagu sheegay inuu Xafiiskaasi xiriin doono Hawlgalladda iyo Tas’hiilaadka dhinacyadda Loojistikadda iyo Maamulka ee la siinayo Ciiddamadda u xil saaray La-dagaanlanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

Diyaaradaha iyo Maraakiibta Dagaalka ee Isbahaysiga NATO waxay Hawlgal lagu baacsanayo Burcad-baddeeda ka wadeen Badda Somalia tan iyo sannadkii 2009-kii.

Weerarkii ugu dambeeyey ee Burcad-baddeeda ku guuleystaan inay Markab ku afduubtaan ayaa dhacay bishii May ee sannadkii 2012-kii.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts