HomeWararDiplomaasiyiin iyo Shaqaale Dawladda Ka tirsan oo ku xiran Garoonka Joma...

Diplomaasiyiin iyo Shaqaale Dawladda Ka tirsan oo ku xiran Garoonka Joma Kenyatta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ku dhawaad 10 qof oo ay ku jiraan Diplomaasiyiin iyo hawladeednoa ka tirsan dawladda ayaa ku xiran garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta kadib marki ayago isticmaalaya passpotrka Diplomaasiga iyo kan shaqaalaha ay ka dageen halkaas si ay Visaha u helaan. Dadka la xiray ayaa sida muuqata u dhoofay halkaas marki ay maqleen iney heshiiska labada dawlad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku dhawaad 10 qof oo ay ku jiraan Diplomaasiyiin iyo hawladeednoa ka tirsan dawladda ayaa ku xiran garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta kadib marki ayago isticmaalaya passpotrka Diplomaasiga iyo kan shaqaalaha ay ka dageen halkaas si ay Visaha u helaan.

Dadka la xiray ayaa sida muuqata u dhoofay halkaas marki ay maqleen iney heshiiska labada dawlad u dhigayo in isu socodka furmay .

- Advertisement -

Muna Xuseen oo seeygeeda uu ka mid yahahay dadka xiran ayaa Radio Dalsan u sheegtay in la xiray maalinti Arbacada lana filayo in manta dib lo so celiyo oo uu ku so laabto Muqdisho.

Kenya ayaa u muuqata in dhinaceda wali aysan dhaqan galin heshiiski labada madaxweyne ,

Dhinaca kale safaarada Soomaaliya ee Kenya oo aa  la xiriirnay si aan arinkaan wax uga ogaano ayeey no suuragali weysay inaan haleelno.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts