HomeWararDHAGEYSO: Madaxweyne Sheikh Shaakir “Waxaa Buuxinaya Xarumaha ay ka soo baxeen Ciidamada...

DHAGEYSO: Madaxweyne Sheikh Shaakir “Waxaa Buuxinaya Xarumaha ay ka soo baxeen Ciidamada Ethopia ee Ceel Buur Kuwa Maamulka Gobolada Dhexe”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljaamaaca Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in ciidamada maamulka gobolada dhexe ay diyaar u yihiin inay buuxiyaan  goobaha ay soo baneeyeen ciidamada Ethopia ee ku sugnaa degmada Ceel Buur ee gobolka Galgaduud, dhawaana isga soo baxay. Shikh Shaakir, waxaa uu sheegay inay buuxin doonaan ciidamada Ahlu sunna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljaamaaca Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in ciidamada maamulka gobolada dhexe ay diyaar u yihiin inay buuxiyaan  goobaha ay soo baneeyeen ciidamada Ethopia ee ku sugnaa degmada Ceel Buur ee gobolka Galgaduud, dhawaana isga soo baxay.

Shikh Shaakir, waxaa uu sheegay inay buuxin doonaan ciidamada Ahlu sunna baahyaha ka jira deegaanadaas, iyagoo kaashanayaa Shacabka ku dhaqan Ceel Buur iyo Degaanada ku dhow, oo uu ugu baaaqay inay la shaqeeyaan ciidamada Ahlu sunna.

- Advertisement -

Dhinacakale Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe waxaa uu ka hadlay Abaaraha daran eek a jira gobolka,oo uu sheegay in dhibaatooyin dhinaca nolosha ay ka taaganyihiin gobolada dhexe, waxaana uu tilmaamay in dowladii hore ee Xassan Sheikh ay ka gaabisay wax u qabashada dadkaasi, oo uu hada ugu baaqay madaxda cusub ee federaalka inay usoo u gurmadaan dadkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts