HomeWarar"U dir Telefan, E-mail, Baraha Bulshada IWM, u sheeg kana codso,ka bari...

“U dir Telefan, E-mail, Baraha Bulshada IWM, u sheeg kana codso,ka bari ama u soo jeedi, inuu codkiisa isiiyo “Farmaajo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Farina uu taagerayaashiisa facebook la wadaagay musharax farmaajo . Bismillahi Raxmaani Raxiim KU: Dhamaan taageerayaasha Musharax Maxamed Cabdilaahi Maxamed #FARMAAJO Walaalayaal saaxiibayaal sida aad xogta ku heleysaan, Guddiga doorashada Madaxweynaha JFS, wuxuu maanta ku dhawaaqay in 08-Febaraayo ay noqon doonto maalinta doorashada Madaxweynaha Somalia, maalintaas oo ah maalin ay sugitaankeeda idinku qaadatay mudo dheer. Waxaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Farina uu taagerayaashiisa facebook la wadaagay musharax farmaajo .
Bismillahi Raxmaani Raxiim

KU: Dhamaan taageerayaasha Musharax Maxamed Cabdilaahi Maxamed #FARMAAJO

- Advertisement -

Walaalayaal saaxiibayaal sida aad xogta ku heleysaan, Guddiga doorashada Madaxweynaha JFS, wuxuu maanta ku dhawaaqay in 08-Febaraayo ay noqon doonto maalinta doorashada Madaxweynaha Somalia, maalintaas oo ah maalin ay sugitaankeeda idinku qaadatay mudo dheer.

Waxaan ku wargelinayaa dhamaan taageerayaasha Musharax Farmaajo, meel kasta oo ay joogaanba, in wixii saacadan ka danbeeya aan galnay marxaladii ugu danbeysay ee u diyaar garoowga maalinta doorashada.

Hadii aad xubin ka tahay 329-ka xubnood ee codkooda dhiibanaya, Fadlan walaal Xildhibaan CODKAAGA SII MUSHARAX FARMAAJO, hadii uu saaxiibkaa/walaashaa/walaalkaa/xaaskaaga/ninkaaga qaraabadaada ama Xildhibaanka deegaanka matala uu xubin ka yahay 329 Xildhibaan ee codkooda dhiibanaya Fadlan la xariir, ugu tag meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto oo uu joogo/joogto,

- Advertisement -

Fadlan la xariir, u dir Telefan, E-mail, Baraha Bulshada (Social media) IWM, u sheeg kana codso,ka bari ama u soo jeedi, inuu codkiisa siiyo #FARMAAJO.

Fadlan fariintan la wadaag saaxiibadaada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts