HomeWararUrurka Daalibaan oo Donald Trump u diray qoraal si ay Askarta Maraykanka...

Ururka Daalibaan oo Donald Trump u diray qoraal si ay Askarta Maraykanka kaga baxaan Afganistan.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Qoraal ay Ururka Daalibaan u direen Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump  ayey ku sheegeen inuu ciiddankiisa kala baxo Afganistan, iyo inuusan Kharaj badan ku khasaarin Hawlgalkooda aan miro-dhalka lahayn. Qoraalka furan ee Daalibaan u direen Madaxweynaha Maraykanka waxay uga digeen inaysan ku hodmin wararka aan xaqiiqda lahayn ee ay u soo gudbiyeen Madaxweynayaal hore iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Qoraal ay Ururka Daalibaan u direen Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump  ayey ku sheegeen inuu ciiddankiisa kala baxo Afganistan, iyo inuusan Kharaj badan ku khasaarin Hawlgalkooda aan miro-dhalka lahayn.

- Advertisement -

Qoraalka furan ee Daalibaan u direen Madaxweynaha Maraykanka waxay uga digeen inaysan ku hodmin wararka aan xaqiiqda lahayn ee ay u soo gudbiyeen Madaxweynayaal hore iyo Jeneralada kale.

Milliteriga Maraykanka waxay qabsadeen Afganistan sannadkii 2001-dii, wuxuuna ku noqday Faragelintii ugu waqtiga dheeraa tan iyo dagaalkii Vietnam.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Donald Trump waxa uu wax yar ka sheegay arrimaha dalka Afganistan oo ay joogaan ku-dhawaad 8,400 Askari oo Maraykan ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts