HomeWararDonald Trump oo qorsheynayo in dalka Syria laga sameeyo Deegaan Nabdoon oo...

Donald Trump oo qorsheynayo in dalka Syria laga sameeyo Deegaan Nabdoon oo la dejiyo Qaxootiga

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Dukumenti loo soo dusiyey Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa muujinayo inuu Donald Trump maalmaha soo socdo ku amro Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Difaaca Maraykanka inay diyaariyan qorshaha Qaxootiga Syria loogu samaynayo Degaano Nabdoon. Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka ayaa lagu amri doonaa inuu muddo 90 maalmood isku duba rido Qorshaha Deegaanadaasi looga samaynayo gudaha Syria, taasi oo […]

- Advertisement -

Dukumenti loo soo dusiyey Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa muujinayo inuu Donald Trump maalmaha soo socdo ku amro Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Difaaca Maraykanka inay diyaariyan qorshaha Qaxootiga Syria loogu samaynayo Degaano Nabdoon.

- Advertisement -

Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka ayaa lagu amri doonaa inuu muddo 90 maalmood isku duba rido Qorshaha Deegaanadaasi looga samaynayo gudaha Syria, taasi oo loogu talagalay in Barakacayaasha Syria halkaasi ku sugayaan inta laga dejinayo Waddan 3-aad.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories