HomeWararFaahfaahin: Soomaalidii shalay laga soo tarxiilay Maraykanka ee soo gaaray Muqdisho.

Faahfaahin: Soomaalidii shalay laga soo tarxiilay Maraykanka ee soo gaaray Muqdisho.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

98 Somaali laga soo masaafuriyey Maraykanka ayaa shalay la keenay magaalladda Muqdisho, iyadoo ay ilaalo xooggan ka hayeen Ciiddan ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Maraykanka ee FBI-da. Waana qeybtii Labaad ee Soomaalida laga soo masaafuriyey Maraykanka ee soo gaara Muqdisho, iyadoo isbuucii hore 5 Nin oo asal ahaan Somali ah lagu soo celiyey Muqdisho. Dadka shalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

98 Somaali laga soo masaafuriyey Maraykanka ayaa shalay la keenay magaalladda Muqdisho, iyadoo ay ilaalo xooggan ka hayeen Ciiddan ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Maraykanka ee FBI-da.

Waana qeybtii Labaad ee Soomaalida laga soo masaafuriyey Maraykanka ee soo gaara Muqdisho, iyadoo isbuucii hore 5 Nin oo asal ahaan Somali ah lagu soo celiyey Muqdisho.

- Advertisement -

Dadka shalay lagu soo celiyey Somalia ayaa la sheegay inay isugu jiraan kuwo loo diiday

codsiyadooda Magangelyo-doonka iyo kuwo jebiyey Sharciga dalkaasi oo soo dhamaystay Xukuno horey loogu riday.

Tallaabadda lagu soo celiyey dadkaasi ayaa ku soo beegantay Amarka uu Madaxweyne Trump ku hakinayo dadka Dal-ku-galka hayusta ee ka kala imaanayo dalalka Somalia, Sudan, Syria, Yemen, Iraq iyo Iran.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts