HomeWararDEG DEG:- Nabadoon lagu dhaawacay Boosaaso.

DEG DEG:- Nabadoon lagu dhaawacay Boosaaso.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Boosaaso(Radio Dalsan):- wararka’imaanaya Magalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa ku warama in gudaha magaaladaasi lagu dhaawacay Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo kamid ah ahaa nabadoona sida weyn looga yaqaanay magaladaasi nabadoonka ayaa la sheegay in ay dhaawaceen kooxo hub eynsan kuwaa oo isla goobta ka baxsaday ciidamada maamulka puntland ayaa wada baaritaano ku aadan dadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boosaaso(Radio Dalsan):- wararka’imaanaya Magalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa ku warama in gudaha magaaladaasi lagu dhaawacay Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo kamid ah ahaa nabadoona sida weyn looga yaqaanay magaladaasi

nabadoonka ayaa la sheegay in ay dhaawaceen kooxo hub eynsan kuwaa oo isla goobta ka baxsaday

- Advertisement -

ciidamada maamulka puntland ayaa wada baaritaano ku aadan dadkii ka kadanbeeyay falka lagu dhaawacay Nabadoon Muuse Xaaji Faarax kaa oo hada xaladiisa caafimaad lagu baxnaaninayo cisbitaalka weyn ee magaladaasi

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts