HomeWararDhageyso:Dowlada federaalka oo loo jeediyay in ay soo cadeyso shaqada loo qaadanayo...

Dhageyso:Dowlada federaalka oo loo jeediyay in ay soo cadeyso shaqada loo qaadanayo gabdhaha Sacuudiga uu shaqaaleysiinayo.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowlada Federaalka ayaa heshiis la gashay Dowlada sacuudiga kaa oo 10,000 oo gabdho Somalia ah Sacuudiga uu Shaqaaleysinayo. Aqoonyaha Xasan Xeyle Tooxoow oo degan Dalka Scuudiga kana faalooda arimaha siyaasada Somalida iyo carabta ayaa sheegay in Dowlada looga baahan yahay in soo cadeyso Shaqada loo qaadanayo Gabdhaha Somalida ee Sacuudiga uu shaqaaleysiinayo. Aqoonyahan Xeyle ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Federaalka ayaa heshiis la gashay Dowlada sacuudiga kaa oo 10,000 oo gabdho Somalia ah Sacuudiga uu Shaqaaleysinayo.

Aqoonyaha Xasan Xeyle Tooxoow oo degan Dalka Scuudiga kana faalooda arimaha siyaasada Somalida iyo carabta ayaa sheegay in Dowlada looga baahan yahay in soo cadeyso Shaqada loo qaadanayo Gabdhaha Somalida ee Sacuudiga uu shaqaaleysiinayo.

- Advertisement -

Aqoonyahan Xeyle ayaa sheegay hadii aysan dowlada Federaalka arimahaa cadeyn ay dhici karto in ay dhibaato la kulmaan Gabdhaha Sacuudiga uu shaqaaleysiinayo

Halkan ka dhagesyo Aqoonyahan Xasan Xeyle

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts