HomeWararDhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka digay in ciidamo AMISOM...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka digay in ciidamo AMISOM la geeyo Gaalkacyo.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo lahadlay Redio Dalsan ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in ciidamo Amisom katirsan la geeyo galkacyo. Gudoomiye Khaliif ayaa soo hadal qaaday sida ay u arkaan in ciidamo isku dhaf oo bolis ah la geeyo gaalkacyo. Waxaana uu sheegay In taa ay soo dhaweenayaan. Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo lahadlay Redio Dalsan ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in ciidamo Amisom katirsan la geeyo galkacyo.

Gudoomiye Khaliif ayaa soo hadal qaaday sida ay u arkaan in ciidamo isku dhaf oo bolis ah la geeyo gaalkacyo.

- Advertisement -

Waxaana uu sheegay In taa ay soo dhaweenayaan.

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa 1-bishan Muqdhso ku kala saxiixday heshiis dhigaya In ciidamo boliska oo isku dhaf ah la geeyo magaaladaas galkacyo oo dabayaaqadii sanadkii 2016 ay ku hardameyn ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland.

Halkan ka dhageyso Gudoomiye Xasan Maxamed Khaliif:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts