HomeWararMadaxweynaha Maamulka Falastiin oo uga digay Donald Trump in Safaaradda Maraykanka loo...

Madaxweynaha Maamulka Falastiin oo uga digay Donald Trump in Safaaradda Maraykanka loo soo raro Quddus-ta la-haysto.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweyne Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa hadalkaasi ka sheegay magaalladda Baytu-laxam ee Daanta Galbeed, wuxuuna uga digay Madaxweynaha La-doortay ee Maraykanka inuu qaato go’aan uu Safaaradooda ku taalla magaalladda Televiv u soo wareejiyo magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta la-haysto. Waxa uu xusay inay tallaabadaasi khatar ku tahay Xorriyadda dalka Falastiin, isla markaana oggolaan doonin in Quddus […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa hadalkaasi ka sheegay magaalladda Baytu-laxam ee Daanta Galbeed, wuxuuna uga digay Madaxweynaha La-doortay ee Maraykanka inuu qaato go’aan uu Safaaradooda ku taalla magaalladda Televiv u soo wareejiyo magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta la-haysto.

Waxa uu xusay inay tallaabadaasi khatar ku tahay Xorriyadda dalka Falastiin, isla markaana oggolaan doonin in Quddus oo ah Caasimadda mustaqbalka ee Falastiin wax laga bedelo.

- Advertisement -

Madaxweynaha Falastiin waxa kale oo ui tilmaamay haddii ay Maraykanka safaaradooda u soo wareejiyaan Quddus inay taasi khatar u keeni karo Nabad-raadinta Bariga Dhexe iyo guud ahaan Nabadda Caalamka.

Bishii September ee sannadkii hor, ayuu Donald Trump shaaciyey inuu magaalladda Quddus u aqoonsan doono magaalladda aan kala qeybsanayn ee Yuhuudda.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts