HomeWarar{DEGDEG}: Axmed Madoobe oo u yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo...

{DEGDEG}: Axmed Madoobe oo u yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar ay heshay Idaacada Dalsan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu u yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Deegaanada Maamulkaas uu ka Taliyo. Xogaha aanu heleeyno aya shegaya in sababta loogu yeeray Xildhibaanada ay ka mid tahay in la weydiiyo Qofka ay Codka siinayaan marka la gaaro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar ay heshay Idaacada Dalsan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu u yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Deegaanada Maamulkaas uu ka Taliyo.

Xogaha aanu heleeyno aya shegaya in sababta loogu yeeray Xildhibaanada ay ka mid tahay in la weydiiyo Qofka ay Codka siinayaan marka la gaaro Doorashada Madaxtinimo ee Murashixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibanada aya la filayaa in waqtiyada soo socda ay gaaraan Magaalada Kismaaayo ee Xarunta u ah Maamulka Jubaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts