HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo ku geeriyooday magaalladda Hyderabad ee dalka Hindiya.

Muwaadin Soomaali ah oo ku geeriyooday magaalladda Hyderabad ee dalka Hindiya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida aynu ka soo xiganay Wargeyska Siasat Daily News ee ka soo baxa dalka India, Muwaadin Somali ayaa ku geeriyooday magaalladda Hyderabad oo ah Caasimad-gobaleedka Gobalka Telangana ee Koonfurta dalkaasi. Marxuumka oo la oran jirey Cali Axmed Maxamed oo 39-jir ah ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday guri uu ka deganaa Xaafadda Humayun Nagar ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida aynu ka soo xiganay Wargeyska Siasat Daily News ee ka soo baxa dalka India, Muwaadin Somali ayaa ku geeriyooday magaalladda Hyderabad oo ah Caasimad-gobaleedka Gobalka Telangana ee Koonfurta dalkaasi.

Marxuumka oo la oran jirey Cali Axmed Maxamed oo 39-jir ah ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday guri uu ka deganaa Xaafadda Humayun Nagar ee magaalladda Hyderabad, isagoo dhowr bilood xanuunsanaa.

- Advertisement -

Boliska Humayun Nagar ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan baaritaanka maydka Marxuumkaasi.

Dhinaca kale, mar aynu isku daynay inaan la xiriirino Safaaradda Somalia ku leedahay dalka India iyo Jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalladda Hyderabad wey inoo suurto-geli weyday sababo dhinaca Khadka Isgaarsiinta oo mashquul ahaa.

Xigasho: Siasat news

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts