HomeWararHoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo sheegtay inay samaysteen Gantaalladda isaga kala goosha Qaaradaha.

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo sheegtay inay samaysteen Gantaalladda isaga kala goosha Qaaradaha.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong-Un ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbadiisa Sannadka Cusub ee 2017-ka, wuxuuna tilmaamay inuu dalkiisa horumariyey Gantaalada laga mamnuucaay ee isaga ka gudbi kara Qaaradaha Adduunka. Wuxuuna intaasi ku daray inuu meel gebagebo ah marayo Hawlaha Gantaalkaasi, isla markaana loo diyaar-garoobayo Tijaabinta Gantaalkaasi. Dowladda Waqooyiga Kuurya waxay sannadkii hore tijaabiyeen Gantaallada Balaastikadda, waxayna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong-Un ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbadiisa Sannadka Cusub ee 2017-ka, wuxuuna tilmaamay inuu dalkiisa horumariyey Gantaalada laga mamnuucaay ee isaga ka gudbi kara Qaaradaha Adduunka.

Wuxuuna intaasi ku daray inuu meel gebagebo ah marayo Hawlaha Gantaalkaasi, isla markaana loo diyaar-garoobayo Tijaabinta Gantaalkaasi.

- Advertisement -

Dowladda Waqooyiga Kuurya waxay sannadkii hore tijaabiyeen Gantaallada Balaastikadda, waxayna bishii September 9-dii ee sannadkii 2016-kii markii 5-aad tijaabiyeen Hubka Nukliyeerka.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts