HomeWarar(SAWIRO): Boliska Turkiga oo ku raad-jooga Ninkii ka dambeeyey Toogashadii xalay ka...

(SAWIRO): Boliska Turkiga oo ku raad-jooga Ninkii ka dambeeyey Toogashadii xalay ka dhacday Istanbuul.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Toogashadaasi oo ka dhacday Dhismo lagu caweeyo ayaa waxaa lagu dilay ugu yaraan 39 qof oo u badnaa Shisheeye u dabaal-degayey Sannadka cusub ee 2017-ka ee Milaadiyadda. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga, Suleymaan Soylu ayaa sheegay inay socdaan Hawlgalka lagu ugaarsanayo Ninka dilka geystay, isla markaana rajeynayaan in Dembiilaha la soo qaban doono. Isagoo Suxufiyiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Toogashadaasi oo ka dhacday Dhismo lagu caweeyo ayaa waxaa lagu dilay ugu yaraan 39 qof oo u badnaa Shisheeye u dabaal-degayey Sannadka cusub ee 2017-ka ee Milaadiyadda.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga, Suleymaan Soylu ayaa sheegay inay socdaan Hawlgalka lagu ugaarsanayo Ninka dilka geystay, isla markaana rajeynayaan in Dembiilaha la soo qaban doono.

- Advertisement -

Isagoo Suxufiyiinta la hadayey waxa uu tilmaamay in  15 ama 16 ka mid ah dadka la dilay ahaayeen Shisheeye, wuxuuna intaasi ku daray in dadka la dilay laga aqoonsaday 21 qof oo keliya.

Wasiirka waxa uu xusay in 69 qof lagu dhaawacay Toogashadaasi, iyadoo 4 ka mid ah xaalladodoa aad u liidato.

Dhinaca kale, Milkiilaha Dhismaha la weeraray, Maxamed Kajarslan ayaa sheegay inay adkeeyeen Ammaanka 10-kii maalmood ee la soo dhaafay, kadib, markii ay Sirdoonka Maraykanka ka digeen weeraro suurto-gal oo ka dhaca Turkiga.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts