HomeWarar[Dhegeyso}:- Dibadbax looga soo horjeedo Isbaarooyinka yaala inta u dhexeeysa Afgooye iyo...

[Dhegeyso}:- Dibadbax looga soo horjeedo Isbaarooyinka yaala inta u dhexeeysa Afgooye iyo Wanla-weyn oo ka dhacay Gobalka Sh/hoose.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dibadabax looga soo horjeedo Jid gooyooyinka tirada badan ee yaala inta u dhaxeysa Afgooye iyo Walaweyn aya ka dhacay Gobalka Sh/hoose. Waxa soo qaban qaabiyay Dibadbaxa Gudiga Gaadiidleyda Gobalka Sh/hoose,Waxana ay ka dalbadeen Maamulka in wax laga qabto Isbarooyinka Sharci darada ah ee Lacagaha faraha badan looga qaado Gaadiidka ka shaqeyay Gobalka. Halkaan Hoose Ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibadabax looga soo horjeedo Jid gooyooyinka tirada badan ee yaala inta u dhaxeysa Afgooye iyo Walaweyn aya ka dhacay Gobalka Sh/hoose.

Waxa soo qaban qaabiyay Dibadbaxa Gudiga Gaadiidleyda Gobalka Sh/hoose,Waxana ay ka dalbadeen Maamulka in wax laga qabto Isbarooyinka Sharci darada ah ee Lacagaha faraha badan looga qaado Gaadiidka ka shaqeyay Gobalka.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhegeyso Codka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts