HomeWararWasiirkii Deegaanka ee dalka Burundi oo lagu dilay Caasimadda dalkaasi ee Bujumbura.

Wasiirkii Deegaanka ee dalka Burundi oo lagu dilay Caasimadda dalkaasi ee Bujumbura.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirkii Deegaanka, Qorsheynta Gudaha iyo Biyaha ee dalkaasi oo la oran jirey Emmanuel Niyonkuru ayaa la sheegay in la dilay Waaberigii hore ee saakayto, waana dilkii ugu horreeyey ee ka dhaca dalkaasi tan iyo markii ay xiisadaha siyaasadeed ka qarxeen dalkaasi sannadkii 2015-kii. Afhayeenka Boliska Burundi, Pierre Nkurikiye waxa uu Bartiisa Twitter-ka ku sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirkii Deegaanka, Qorsheynta Gudaha iyo Biyaha ee dalkaasi oo la oran jirey Emmanuel Niyonkuru ayaa la sheegay in la dilay Waaberigii hore ee saakayto, waana dilkii ugu horreeyey ee ka dhaca dalkaasi tan iyo markii ay xiisadaha siyaasadeed ka qarxeen dalkaasi sannadkii 2015-kii.

Afhayeenka Boliska Burundi, Pierre Nkurikiye waxa uu Bartiisa Twitter-ka ku sheegay in Wasiirkaasi oo 54-jir ahaa la dilay Saqdii dhexe ee xalay, isla markaana la qabtay Haweeney looga shakisan yahay dilkaasi.

- Advertisement -

Waa Wasiirkii ugu horreeyey ee ka tirsan Dowladda Burundi oo la dilay tan iyo markii uu Madaxweynaha dalkaasi, Pierre Nkurunziza  uu mar 3-aad isku caleemo-saaray xilkaasi bishii April ee sannadkii 2015-kii.

Emmanuel Niyonkuru waxaa Xilka Wasiirnimo loo magacaabay bishii August ee sannadkii 2015-kii, waxa kale oo uu ahaa Senator laga soo doortay Degmadda uu ka soo jeedo ee Muramvya.

Waxa kale oo uu mar soo noqday Ku-xigeenka Agaasimaha Bangiga dhexe ee dalka Brundi muddaii u dhexeysay sannadihii 1992-kii ilaa 2015-kii.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ugu yaraan 500 qof ayaa lagu dilay Xiisadaha Siyaasadeed ee dalkasi, iyadoo 300,000 oo kalena ka carareen dalkaasi oo aysan Siyaasadiisu deganayn.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts