HomeWararFowsiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Murashixiin kale oo u tartamayo xubnaha Beelaha...

Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Murashixiin kale oo u tartamayo xubnaha Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa maanta Xeradda Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdisho ka dhici doonta Doorashadda xubnaha Beelaha Waqooyi uga mid noqon doona Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub. Tartanka maanta waxaa ka dhex muuqata Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo mar soo noqotay Ra’isul-wasaare -Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaankii 9-aad ee Somalia. Marwo Fowsiya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta Xeradda Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdisho ka dhici doonta Doorashadda xubnaha Beelaha Waqooyi uga mid noqon doona Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub.

Tartanka maanta waxaa ka dhex muuqata Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo mar soo noqotay Ra’isul-wasaare -Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaankii 9-aad ee Somalia.

- Advertisement -


Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan waxaa maanta Kursiga 1-aad kula tartamaya Murashaxiinta  Ismaaciil Xasan Jaamac, Qaasim Ismaaciil Axmed iyo Caasha Aadan Yuusuf.


Sidoo kale, Ridwaan Xersi Maxamed oo mar soo noqday Ra’isul-wasaare-xigeen iyo Wasiirka Awqaafta ee Dowladda Federalka waxa uu Kursiga 2-aad ee Xubnaha Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose kula tartamaya Murashixiinta C/fataax Ismaaciil Daahir, Shukri Faarax Cilmi iyo Baarliin Xasan Qalinle.

Ugu dambeyn, Kursiga 3-aad waxaa ku tartami doona Murashixiinta Muuse Ismaaciil Jaamac iyo Faadumo Cusmaan Nuur.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts