HomeWarar(SAWIRO):Taliye-xigeenkii Ciiddanka Madaxtooyada Somalia oo maanta lagu aasay Muqdisho.

(SAWIRO):Taliye-xigeenkii Ciiddanka Madaxtooyada Somalia oo maanta lagu aasay Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, oo ahaa taliye ku xigeenka ciidanka madaxtooyada Soomaaliya oo shalay askari ka  tirsan ciidanka Villa Soomaaliya uu ku dilay xafiiskiisa, ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho. Salaadda Jannaasada, ayaa lagula Dukadey Masjidka madaxtooyada, waxaana ka qeyb-galay taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, abaanduulaha ciidanka Xoogga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, oo ahaa taliye ku xigeenka ciidanka madaxtooyada Soomaaliya oo shalay askari ka  tirsan ciidanka Villa Soomaaliya uu ku dilay xafiiskiisa, ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Salaadda Jannaasada, ayaa lagula Dukadey Masjidka madaxtooyada, waxaana ka qeyb-galay taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, abaanduulaha ciidanka Xoogga dalka, S/Gaas Cali Baashi, taliyaha ciidammada Cirka Soomaaliya, S/guuto Maxamuud Sheekh Cali (Dable Beyloot), saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga iyo masuuliyiin ka socotay madaxtooyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, waxaa uu ahaa nin aad  ugu fir-fircoon shaqada ciidanka, dulqaad badan, isla markaana aad u daneeya in si adag loo guto waajibaadka saaran ciidanka uu mas’uulka u ahaa, sida laga xigtay masuuliyiinta madaxtooyada,ee maanta ka qeyb galay Aaska Marxuumkaasi.

Innaa Lillaahi wa innaa Illeyhi Raajucuun.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts