HomeWarar(DIL NAXDIN LEH): Nin Iiraani oo dilay gabar diiday inuu guursado iyo...

(DIL NAXDIN LEH): Nin Iiraani oo dilay gabar diiday inuu guursado iyo qaar ka mid ah Qoyskeeda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wakaalladda Wararka Iiraan ee The Mehr News Agency waxay Khamiistii la soo dhaafay baahisay in Wiil dhallinyarro Iiraani ah uu dilay 10 xubnood oo ka soo jeeday hal qoys. Ninkaasi ayaa la sheegay inuu ka carooday, kadib, markii loo diiday inuu guursado gabar ay dhaleen qoyskaasi oo ku nool Degmadda Jihaan Abaad ee Gobalka Karmaan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Iiraan ee The Mehr News Agency waxay Khamiistii la soo dhaafay baahisay in Wiil dhallinyarro Iiraani ah uu dilay 10 xubnood oo ka soo jeeday hal qoys.

Ninkaasi ayaa la sheegay inuu ka carooday, kadib, markii loo diiday inuu guursado gabar ay dhaleen qoyskaasi oo ku nool Degmadda Jihaan Abaad ee Gobalka Karmaan ee W/bari ee dalkaasi.

- Advertisement -

Wuxuuna soo qaatay qori AK 47 oo uu u adeegsaday Toogashadaasi naxdinta leh, isagoo markii hore dilay gabadhii loo diiday, kadibna uu ku jeestay qeybaha kale ee Qoyskeeda, isagoo dilay 9 qof oo ay ku jireen 3 haween iyo 2 carruur ah.

Waxaa kaloo uu dhaawacay 5 qof, kuwaasi oo 2 ka mid ah xaalladooda aad u liidato, sida ay sheegeen Saraakiisha Isbitaalka lagu daaweynayo.

Dilalka noocaasi kuma cusba dalka Iiraan, sida ay shaaciyeen Warbaahinta dalkaasi, iyadoo sannadihii la soo dhaafay dhaceen dilal ku xiriirsan falalka diidmadda ee Guurka iyo weeraro Aashito (Acid Attacks) oo lala beegsado Haweenka Da’da Yar.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts