HomeWarar(WAR-SAXAAFADEED): Guddiga Federalka ee Doorashadda oo sheegay inay iyaga oo keliya ku...

(WAR-SAXAAFADEED): Guddiga Federalka ee Doorashadda oo sheegay inay iyaga oo keliya ku dhawaaqi karaan xilliga la qabanayo Doorashadda Aqalka Sare ee Beelaha Waqooyi.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Federalka ee Doorashadda Dadban ayaa sheegay inay iyaga oo keliya ku dhawaqi karaan Xilliga la qaban doono Doorashadda  Aqalka Sare ee Beelaha Somliand. Arrintan ayaa soo baxday, iyadoo lagu waday inay maanta codeeyaan Musharixiinta Beelaha Waqooyi ee ka mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda. Halkan ka akhriso War Saxaafadeedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Federalka ee Doorashadda Dadban ayaa sheegay inay iyaga oo keliya ku dhawaqi karaan Xilliga la qaban doono Doorashadda  Aqalka Sare ee Beelaha Somliand.

Arrintan ayaa soo baxday, iyadoo lagu waday inay maanta codeeyaan Musharixiinta Beelaha Waqooyi ee ka mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

- Advertisement -

Halkan ka akhriso War Saxaafadeedka Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban oo lagu daabacay Barta Twitterka ee Guddigaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts