HomeWarar(Dhageyso):- Xildhibaan Beeniyay In Si Sharci Dara ah Lagu Doortay.

(Dhageyso):- Xildhibaan Beeniyay In Si Sharci Dara ah Lagu Doortay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xili ay isa soo tarayaan cabashooyinka ka’imaanaya goobaha ay ka socdaan dowrashada xildhibaanada aqalka hoose ee ku aadan qaabka ay inta badan u dhacday doorashada ayaa hadana waxaa jira masuulyiin  arinkaasi been abuur kutilmaamaya shalay ayee aheed markii Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Muumin oo la soo xariiray idaacada Dalsan isla mar ahaantaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xili ay isa soo tarayaan cabashooyinka ka’imaanaya goobaha ay ka socdaan dowrashada xildhibaanada aqalka hoose ee ku aadan qaabka ay inta badan u dhacday doorashada ayaa hadana waxaa jira masuulyiin  arinkaasi been abuur kutilmaamaya

shalay ayee aheed markii Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Muumin oo la soo xariiray idaacada Dalsan isla mar ahaantaana sharci daro ku til maamay doorshado maalin ka hor ka dhacday Baydhabo mid kamid ah uu ku soo baxay Xildhibaan  Maxamed Nuuraani taa oo la sheegay in ay si musuq-maasuq ah ay ku dhacday

- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed nuuraani Bakar oo dhankiisa la hadlay radio dalsan ayaa beeniyay warkaasi asagoona sheegay in si sharci ah lagu doortay eena been abuur tahay dhaliilaha loo soo gudbinayo

Eedeemaha kala duwan ee la xariira doorshada ayaa imaaneesa xili gudiga qilaafaadka ee doorshada ay sheegeen in ay gordhow bilaabayaan dhageysiga dacwadaha la xariira kurasta qaar ee lagu doortay goobaha ay ka socdaan doorashada.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts