HomeWararDEG DEG: Diyaarad ka ambabaxday Somalia oo si kedis ah u caga-dhigatay...

DEG DEG: Diyaarad ka ambabaxday Somalia oo si kedis ah u caga-dhigatay Garoonka JKIA ee Nairobi.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaarad ka ambabaxday  Somalia ayaa  galabta si degdeg ah  u caga-dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee JKIA ee magaalladda Nairobi. Afar qof oo la socotay Diyaaradda ayaa ka badbaaday shil ay diyaarada ku gashay gudaha garoonka Garoonka JKIA  ayaa si KMG loo xiray, sida ay shaaciyeen Warbaahinta dalka Kenya. La soco Faahfaahinta Insha Allaahu. ©Radio Dalsan

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad ka ambabaxday  Somalia ayaa  galabta si degdeg ah  u caga-dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee JKIA ee magaalladda Nairobi.

Afar qof oo la socotay Diyaaradda ayaa ka badbaaday shil ay diyaarada ku gashay gudaha garoonka

- Advertisement -

Garoonka JKIA  ayaa si KMG loo xiray, sida ay shaaciyeen Warbaahinta dalka Kenya.

La soco Faahfaahinta Insha Allaahu.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts