HomeWarar(Dhageyso):- Xildhibaan Beeniyay In Si Sharci Dara ah Lagu Doortay.

(Dhageyso):- Xildhibaan Beeniyay In Si Sharci Dara ah Lagu Doortay.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Xili ay isa soo tarayaan cabashooyinka ka’imaanaya goobaha ay ka socdaan dowrashada xildhibaanada aqalka hoose ee ku aadan qaabka ay inta badan u dhacday doorashada ayaa hadana waxaa jira masuulyiin  arinkaasi been abuur kutilmaamaya

shalay ayee aheed markii Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Muumin oo la soo xariiray idaacada Dalsan isla mar ahaantaana sharci daro ku til maamay doorshado maalin ka hor ka dhacday Baydhabo mid kamid ah uu ku soo baxay Xildhibaan  Maxamed Nuuraani taa oo la sheegay in ay si musuq-maasuq ah ay ku dhacday

Xildhibaan Maxamed nuuraani Bakar oo dhankiisa la hadlay radio dalsan ayaa beeniyay warkaasi asagoona sheegay in si sharci ah lagu doortay eena been abuur tahay dhaliilaha loo soo gudbinayo

Eedeemaha kala duwan ee la xariira doorshada ayaa imaaneesa xili gudiga qilaafaadka ee doorshada ay sheegeen in ay gordhow bilaabayaan dhageysiga dacwadaha la xariira kurasta qaar ee lagu doortay goobaha ay ka socdaan doorashada.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories