HomeWararMadaxweynihii hore ee dalka Yemen oo QM ka codsaday inuu ka qeyb...

Madaxweynihii hore ee dalka Yemen oo QM ka codsaday inuu ka qeyb galo Tacsida Hoggaamiyihii hore ee Kuuba.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qoraal la sii dhigay Barta Facebook ay ku leeyihiin Xisbiga uu hoggaamiyo Cali Cabdalla Salaax ayaa looga codsaday Golaha Ammaanka ee QM inay u oggolaadaan safrkaasi, si uu uga qeyb galo inuu u safro caasimadda dalka Kuuba ee Havna, si uu uga qeyb galo Aaska Fidel Kastro. Golaha Ammaanka ee QM waxay sannadkii 2014-kii ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal la sii dhigay Barta Facebook ay ku leeyihiin Xisbiga uu hoggaamiyo Cali Cabdalla Salaax ayaa looga codsaday Golaha Ammaanka ee QM inay u oggolaadaan safrkaasi, si uu uga qeyb galo inuu u safro caasimadda dalka Kuuba ee Havna, si uu uga qeyb galo Aaska Fidel Kastro.

Golaha Ammaanka ee QM waxay sannadkii 2014-kii ku soo rogeen Madaxweynihii hore ee Yemen oo Isbahaysi muhiim la ah Maleeshiyadda Xuutiyiinta Cunaqabatayn dhinc Safark, kadib, markii lagu helay inuu khatar ku noqday Ammaanka iyo dadaalka Siyaasadeed ee lagu xalinayo colaadda dalkaasi.

- Advertisement -

Markii ugu dambeysay ee uu Madaxweynihii hore ee dalkaasi ka dhoofo dalka Yemen waxay ahayd sannadkii 2011-kii oo uu socdaal ku tegay dalka Maraykanka, si looga soo daaweeyo dhaawacyo ka soo gaaray Isku-day isaga lagu khaarijin lahaa.

Cali Cabdalla Saalax oo horey u ahaa Sarkaal Milliteri waxa uu Madaxweyne ka ahaa dalka Yemen muddo 33-sanno ah.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts